Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaano Utagey Ciidanka Itoobiya Wareysina la Yeeshay!!

Sep 6, 2015

buy clomiphene online, generic zithromax.

Ciidanka Itoobiya ee kusugan Degmada Ceel buur ayaa waxa la kulmay Xildhibaano katirsan Dawlada Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaan Yuusuf Geelle Ugaas oo ka mid ahaa Xildhibaanadaasi ayaa sheegay inay ku guuleysteen soo deynta 12 odayaal ah oo ciidanka Itoobiya muddo isbuuc ah uxirnaa kuwaasi oo laga xiray Deegaanka Ceel Qooxle.

Xildhibaanka ayaa waxa uu sidoo kale sheegay inay wareysi kala yeesheen ciidanka Itoobiya Odayaal ay ku dileen deegaanka Ceel qooxle ee Gobolka G/gaduud ayna usheegay si kama’ ah wax udhacay inay aheyd kana xun yihiin dadka dhintay.

Dhowr jeer ciidanka Itoobiya waxay Xasuuq ka geysteen deegaano katirsan Gobollada Dalka Soomaaliya waxeyse odayaasha ay ku dileen dhawaan Ceel qooxle ballan qaadeen inay mag dhaw ka bixin doonaan.

 

You must be logged in to post a comment Login