Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xildhibaano yiri Tallaabo Culus ayaan ka qaadeynaa Jawaari

Sep 7, 2015

Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxay kulan ku yeesheen Magaalada Muqdisho iyagoona si kulul u eedeeyey Gudoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari.

Xildhibaan Axmed Aabi Aadan ayaa sheegay inay ka xumaadeen war qoraal ah oo kasoo baxay Xafiiska Gudoonka oo ahaa in xal raadin laga sameyn doono Mooshinada iska soo horjeeda ee lasoo gudbiyey.

Hoos ka dhageysa.

Xildhibaan Aabi ayaa tibaaxay inay sharci ahaan mooshinkoodu sax yahay ayna khalad tahay in gudoomiyuhu is bar bar dhigo mooshinka ay soo gudbiyeen.

Malegra DXT without prescription, purchase lioresal.

Waxa uu ku hanjabay Xildhibaanka oo uhadlayey Xildhibaano badan inay xilka ka qaadi doonaan Gudoomiye Jawaari hadii khaladaadka uu wado joojin waayo.

You must be logged in to post a comment Login