Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

Xog Cusub:Al-Shabaab oo Sii daayey Askar Katirsan AMISOM +Sababata

Al -Shabaab ayaa War ay soo saareen waxa ay ku sheegeen in ay  sii daayeen  Maxaabiis Kenyan ah ka dib markii ay qaateen diinta islaamka.

Maxaabiistan oo ahaa laba Askari oo Police ah kana tirsanaa Ciidanka Kenya ayaa todobaadyo ka hor qaatay diinta Islaamka, ka dibna towxiidka loo qabtay.

Afhayeen u hadlay Shabaab ayaa u xaqiijiyay Warbaahinta ku hadasha Afka Kooxda  in labadan Askari ay gacantooda  ku jireen muddo laba sano, Islamarkaana ay ku qanceen diinta Islaamka.

Labadan Askari ayaa lagu soo qabtay howlgal qorsheysan oo Al Shabaab  ay ka fuliyeen deegaan lagu magacaabo Damajaley oo ka tirsan dhulka NFD. buy Forzest online, clomid online.

Waxaa la aamisan yahay in aysan aheyn  markii ugu horeysay oo Al shabaab ay sii deyso  Maxaabiis Kenyan ah oo ay sheegtay in ay qaateen diinta Islaamka.

You must be logged in to post a comment Login