Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG: Qaabka ay u dhacaan weerarada Al-shabaab ee Kenya oo xog laga bixiyey

buy Malegra FXT online, dapoxetine without prescription. Xildhibaan Yuusuf Xasan oo ah xildhibaan laga soo doorto deegaanka Kamakunji ee magaalada Nairobi, ayaa ka haadlay dagaalka soo laalaatay ee u dhaxeeya Dowlada Kenya iyo Alshabaab.
Xildhibaanka ayaa sheegay in Kooxda Al-shabaab aysan u babac dhigi karin Cidamada Kenya haddii meesha laga saaro dhibaatooyinka hoose oo ay ka tabanayaan Ciidamada Kenya.
Isagoo ka hadlaayay awood Ciidamada Kenya ayuu sheegay inay tahay mid taagan meeshii loogu tallo galay balse cilada ugu weyn ay tahay weerarada Al-shabaab oo u badan mid gaadmo ah.
Waxa uu tilmaamay in Al-shabaab ay ka didsan tahay wararka ah Al-shaabaab waa laga awood badiyay taasi oo sara qaaday awoodii ay la ganbaneysay, waxa uuna meesha ka saaray wararka sheegaya in Al-shabaab aysan laheyn awood.
‘’Dagaaalada Al-shabaab waxa uu yahay mid ku saleysan joogitaanka Ciidamada Kenya gudaha Somalia, wa hubaal in Al-shabaab ay hakin doonaan hadii Ciidamada dalka Somalia laga soo saaro laakin taasi waxa ay ka go’daa Dowlada’’
‘’Al-shabaab waxa ay dhalinyarada ku il duufiyaan dhaqaale, dabcan ruux baahan hadii la siiyo dhaqaale wixii samey la yiraahdo unbuu sameynayaa wa hubaal’’
Waxa uu soo hadal qaaday hubka ay heystaan Al-shabaab waxa uuna sheegay in gudaha iyo daafaha Kenya ay ku dhex heystaan hubka Dowladuna ay la tacaaleyso sida ay usoo qabqaban laheyd Maleeshiyaadka.

You must be logged in to post a comment Login