Widgetized Section

Go to Admin » Appearance » Widgets » and move Gabfire Widget: Social into that MastheadOverlay zone

XOG:Madaxweynaha Gobolada Dhexe oo Maanta la dooranayo & xaalada.

Waxaa Maanta La filayaa in ay Magaalada Cadaado ka dhacdo Doorashada Madaxweynaha Maamulka Cusub Ee uu yeelanayo Gobolada Mudu iyo Galgaduud kaas oo loogu magacdaray Maamul Goboledka Galmudug.

Musharixin badan ayaa u hanqal taagaya hanashada Xilka Madaxtinimo kuwaas oo qaban qaabo iyo kala jiidasho dhinaca Xilibaaada Maamulkaasi kawada Magaalada Cadaado.

Qarashka Saakay uu joogo Codka xilibaanka ayaa intiisii ka kordhay waxaana Maanta Ka shaqeynaya Cadaado Codka Xilibaanka oo isagu Saadaasha siinaya Madaxweynaha Galmudg oo saacado kadib lagu dooran doono Magaalada Cadaado.

clomid side effects, generic lioresal.

Ilaa sedax Musharax ayaa ugu tun weyn Madasha Ololaha Doorashada iyadoona ay Mesha Tartanka ugu xoogana uu yahay midka dhexmaraya Dam jadiid iyo Alsheikh oo ay kala metelayaan C/kariin Guuleed iyo Axmed Macalin Fiqi.

Waxaana suurta gal ah in wax kastaa is bedelaan oo sidii dhacday doorashadii Gudoomiyaha baarlamaanka oo Nin aan la fileyn uu ku soo baxay codad aan yareen oo aad u fara badan.

Koley la arki doonee Cida ku guuleysata Hanashada Madaxtinimada Gobolada Dhexe Ee Soomaaliya oo Magaalada Cadaado ay foolaneeyso.

You must be logged in to post a comment Login